04:00-04:30

Wariyaha Codkamudug Radio Cabdi Waaxid Macalin isxaaq
Wariyaha Codkamudug Radio cabdalle m.cabdille

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
--------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

HobyoNet.com
WaagaCusub.com          
HobyoRadio.com                              

WarkEEna Maanta

 
       RADIO NEWS
DUGSIYADA HOSE/DHEXE/SARE EE MUDUG IYO NABADDA OO CODSI U DIRAYA JAALIYADDA DIBADDA EE GALMUDUG (DAAWO SAWIRADA)

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

 

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Maamulka Gal-Mudug Ayaa Jawaab Kulul Kabixiyaya Warar Been Abuura Oo Dhawaan Lagu Daabacay Internate Ka.

 Afayeenka maamulka Galmududg  ayaa sheegay inay ka xumaadeen war qoraal ahaa oo umuuqda mid lagu doonayo in lagu dacaayadeeyo Idaacdda codka mudug ee magaalada Gaalkacyo kaas oo sida lagu qoray qaar ka mid ah bogagga internate laga soo xigtay agaasimihii hore ee Idaacadda Codka mududg Cilmi Kulan Geedi

Afyeenka maamukla Galmudug mudane Axmed Baasto oo lasooxiriiray barnaamijka tusmada ee Idaacada codka mududg islamarkaana waraysi dheer siiyay idaacada ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay warka uu kutilmaayay inuu yahay mid ay qoreen dad ujeedooyin gaara leh doonayana in meel looga dhaco sharafta bulshada ay Idaacadu wax ubaahiso

“ninkii horay u ahaa agaasimaha idaacada ee lagu magacaabi jiray Cilmi Kulan Geedi waxa maamulka Galmududg uu ogyahay xaqiiqaana ah  in uu lunsaday hantidii Idaacadda gaar ahaan xaqii shaqaalaha Idaacadda ee baahida ku shaqaynayay mudada ka badan 2 sano midda kale warka lagu qoray wabka dayniille .com uuna  sheegay inuu kasooxigtay aqoonyaano udhashy deegaanada Galmududg in uu   yahay  been abuur danbi aduun iyo mid aaqiraba looga galayo aqoonyahanadaas oo maamulku uu la xariiray is kana fogeeyeen warkaas lagu dacaayadeynayay Idaacada codka mudug gaar ahaan wasiirka warfaafinta galmudug C/qaadir Cali Jaamac (qalab xoor)”ayuu yiri afyenka dowlad goboleedka Galmududg Axmed Baasto

Si kastaba ha ahaatee waxaa isi sootaraya cambaaraynta loo jeedinayo qoraalka lagu qoray website yadaas oo ay ka soo xiganayeen sida ay shaaciyeen qaar ka mid ah wariyaasha Idacadda codka mudug, aqoonyahano somaliyeed oo umuuqda kuwa laga been abuuray iyo Cilmi Kulan Geedi oo isagu arimahaas kala jeetay ujeedooyin dacaayad abuur ah iyo si uu u daboolo danbiyo uu ka galay shaqaalaha Codka Mudug Radio iyo gobolka Mudug guud ahaan.  

 

Shabakadda Warbaahinta CodkaMudug Waa Warbaahin Dhex Dhexaad Ka ah Arimaha Siyaasadda Dalka SOMaliya Ee IS diidan

 

Ahmed Khalif Geedi
madaxa wararka CodkaMudug Radio
Axmedqaliif@hotmail.com
+25290-649135

 

Keydka CodkaMudug.Com

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)