Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis:- Dhamaan waxaa la ogysiinana jaaliyadda Galmudug ee  ku nool dalka Uk in ay ka soo qayb galaan shirwaynihii 2aad ee ugu muhiimsanaa sanadkan oo la qabandoono 01/06/08 15.00 laguna qabandoono Qaybta munaasabadaha ee masaajidka wayn ee Edmonton north London Uk.
 

 




04:00-04:30

Wariyaha Codkamudug Radio Cabdi Waaxid Macalin isxaaq
Idiris C/kariim Nuur
idirisnuur@hotmail.com
+25290664777
Wariyaha Codkamudug Radio cabdalle m.cabdille

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
---------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Kulan Maantay Ay Isugu Yimaadeen Xubna Ka Kala Tirsan Golayaasha Dowlad Gobaleed Galmudug Luguna Qabtay Magaalada Gaalkacyo Ayaa Looga Hadlay Marxaladaha Dalku Kujiro.Sida Uu Idaacada Codka Mudug Usheegay Afayeen Golaha Baarlamaanka Galmudug Khaliif Shiiqxuseen Oo Ka Qeyb Galay Kulankaasi

Galkacyo Sabti 10/05/08 (ICM)  
   
       
Masuuliyiin ka kala socotay golaha baarlamaanka,golaha wasiirada  odayaal dhaqameedyo iyo culima’uwdiin ayaa kulan kaasi waxaa shir gudoominayay gudoomiyaha golaha baarlamaanka Dowlad gobaleedka Gal mudug Maxamad Salaad Ducaale

   Kulankaas oo ahaa mid Albaabadu ay u xiranaayeen oo soconayey muddo saacada ah  ayaa wax yaabihii kasoo baxay waxaa Codka mudug  uxaqiijiyay Afhayeenka baarlamaanka Xildhibaan Khaliif sheikh Xuseen waxaana uu sheegay in kulankaasi laga bilaabo  10/05/08 loo  kordhiyey muddo 2 bilood oo kale in ay shaqada sii wataan  gudigii ganacsatada  Dowlad gobaleedka Gal mudug ee lagu aasaasay shir weynihii bandiiradley ee lasoo gaba gabeeyay daba yaaqadii sanadkii 2007.

   Dhinacakale afayeenka baarlamaanka Dowlad gobaleedka Gal mudug ee dhinaca saxaafadda  ayaa sheegay in kulanki maantay la isku afgartay in gudiga ganacsatada lagu siyaadiyo qaar kamid ah xubnaha baarlamaanka iyo odayaasha dhaqanka si ay howluhu dar dar ugu sodaan waana sida uu hadaka udhigaye,

  Ugu dambeyntii afayeenka baarlamaanka dhinaca saxaafada ayaa ka gaabsaday in uu faah faahin kabixiyo xubnaha baarlamaanka ay uqor sheeyeen in ay la shaqeeyaan gudigaasi ganacsatada .

 

 

C/waaxid Macalin Isxaaq
Galkacyo Galmudug State
 

Ckg114@hotmail.com ( T.F.F)

 
       RADIO NEWS

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)