Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis:- Dhamaan waxaa la ogysiinana jaaliyadda Galmudug ee  ku nool dalka Uk in ay ka soo qayb galaan shirwaynihii 2aad ee ugu muhiimsanaa sanadkan oo la qabandoono 01/06/08 15.00 laguna qabandoono Qaybta munaasabadaha ee masaajidka wayn ee Edmonton north London Uk.
 

 




04:00-04:30

Wariyaha Codkamudug Radio Cabdi Waaxid Macalin isxaaq
Idiris C/kariim Nuur
idirisnuur@hotmail.com
+25290664777
Wariyaha Codkamudug Radio cabdalle m.cabdille

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
---------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Qaad ka mid ah dadweynaha magaalada galkacyo ayaa soo dhaweeyay hdal dhawaan ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha df nuur xasan xusen (nuur cadde)  oo ahaa in hub ka dhigis lagu samayn doono gudoomiyaha gobolka banaadir,

 Galkacyo Isniin 12/05/08 (ICM)  
   

     Dadweynahan oo ka qayb qaadanayay barnamijka maalin laha ah saaka iyo salaamu calaykum ee ka baxa idaacadda Codka Mudug magaalada galkacyo ayay si isku mid ah u soo dhaweeyeen hadalkii dhawaan ka soo yeeray ra’isul wasaare nuur cadde oo ahaa in dhawaanahan hubka dhigis lagu samayn doono gudoomiyaha gobolka banaadir Maxamed cumar xabeeb ( maxamed dheere ).

Dadweynahan ayaa sheegay in gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho uusan wax xil ah u qaban Karin shacabka somaliyeed ee ku dhaqan magaalada muqdisho iyagoo u aaneeyeen shacabkii u barakacay  duleedka magaalada muqdisho oo uu ku tilmaamay inay yihiin Argagixiso qaraxyada iyo weerarada ka dhanka ah dawladda laga soo abaabulo Ceelasha biyaha iyo Sinka dheer oo ay ku sugan yihiin kumanaan shacab ah oo ka barakacay  dagaalada isdaba jooga ah ee ka soconaya magaalda muqdisho ee ay iskaga hor yimaadaan ciidamada Dawladda Federaalka oo kaashanaya kuwa Ethopia iyo Xoogagga hubaysan ee ka soo horjeeda joogitaanka Cidanka Ethopia.

  Ugu danbeyntii dadweynaha magaalada Galkacyo ayaa tilmaamay hadalka ka soo baxay Ra’isul wasaare Nuur Cadde oo lagu doonayo in hubka looga dhigo Maxamed dheere farxad balse uu noqdo midd dhaqan gala…..

 

C/waaxid macalin Isxaaq
CodkaMudug Galkacyo Galmudug State
Zuheer712@hotmail.com
Tell:-+25290649077

CKG114@hotmail.com ( T.F.F)

 
       RADIO NEWS

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)