Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis:- Dhamaan waxaa la ogysiinana jaaliyadda Galmudug ee  ku nool dalka Uk in ay ka soo qayb galaan shirwaynihii 2aad ee ugu muhiimsanaa sanadkan oo la qabandoono 01/06/08 15.00 laguna qabandoono Qaybta munaasabadaha ee masaajidka wayn ee Edmonton north London Uk.
 

 




04:00-04:30

Wariyaha Codkamudug Radio Cabdi Waaxid Macalin isxaaq
Idiris C/kariim Nuur
idirisnuur@hotmail.com
+25290664777
Wariyaha Codkamudug Radio cabdalle m.cabdille

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
---------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wasaarada caafimaadka ee galmudug ayaa sheegtay inay wado qorsho ay wax oga qabanayso baahida caafimaad ee kajirta deegaanada galmudug iyadoo lakulantay ururka caafimaadka aduunka ee WHO
 Galkacyo Talaado 13/05/08 (ICM)  

   
     Agaasimaha wasaarada caafimaadka galmudug busuri xasan nuur oo maalintii shalay ahayd soogaaray maagalada gaalkacyo ayaa sheegay in magaalada muqdisho uu ujoogay qorshe ah sidiii wax looga qaban lahaa baahida caafimaad ee kajirta deegaanada galmudu

 Busuri xasan ayaa sheegay in magaalada muqdisho uu kula lulmay madax ugu sareeya laanta caafimaadka aduunka who qaybta somaaliya dr.fuje kaasoo ay kawada hadleen heerka ay gaarsiisan tahay baahida caafimaad

 Agaasimahu waxa uu sheegay in ururka who uu ogolaaday in laan caafimaad ay ka furtaan laan caafimaad isagoo sheegay in laga ogolaaday qorshahaasi m/london

 Busuri ayaa ugudambayn sheegay in who ay u ogalaatay waasaarada caafimaadka galmudug inay siiso daawooyin dhan 2 tan oo isugu jira mara kaniicooyin sariiro iyo dawooyinkale oo dhinaca caafimaadkaa

 

Ahmed Khaliif Geedi
CodkaMudug Galkacyo Galmudug State
Tell:-+25290649135

CKG114@hotmail.com ( T.F.F)

 
       RADIO NEWS

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)