Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis:- Dhamaan waxaa la ogysiinana jaaliyadda Galmudug ee  ku nool dalka Uk in ay ka soo qayb galaan shirwaynihii 2aad ee ugu muhiimsanaa sanadkan oo la qabandoono 01/06/08 15.00 laguna qabandoono Qaybta munaasabadaha ee masaajidka wayn ee Edmonton north London Uk.
 

 




04:00-04:30

Wariyaha Codkamudug Radio Cabdi Waaxid Macalin isxaaq
Idiris C/kariim Nuur
idirisnuur@hotmail.com
+25290664777
Wariyaha Codkamudug Radio cabdalle m.cabdille

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
---------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Magaalada Galkacyo Oo Manta Si Weyn Looga Xusay Sannad Guurada 65aad Ee Ka Soo Wareegatay Aasaaskii Ururkii Syl Sannadkii 1943dii.


Daawo Sawirada Xafladdan
By Idiris C/kariim


Xarunta dugsiga hoose dhexe cabdullaahi Ciise ee Magaalada Gaalkacyo ayaa ka mid ahayd meelaha sida wayn loogaga xusay munaasabadda sannad guurada 65aad ee ka soo wareegatay aasaaskii Ururkii SYL sannadkii 1943dii.
Maunaasabadaas oy soo qaban qaabiyeen uruka dhalinyarada gal mudug ayaa waxaa kasoo qeybgalay masuuliyiin ka kala socotay Maamulgobaleedka galmudug iyo puntland iyo ururada dhaliyarada gobalka mudug
Xuska 15may oo ah maalinta ururka dhalinyarad soomaaliya ee SYL ee maantay lagu qabtay Dugsiga Hoose dhexe C/laahi Ciise ayaa ugu horeyn waxaa kahadlay Gudoomiya kuxigeenka gobalka mudug ee Dowlad Gobaleedka gal mudug Aweys Cali Saciid sidookale waxaa asna halkaas kahadlay gudoomiya kuxigeenka gobalka mudug ee maamulka puntland Beexaani axmad bare oo sheegay in ay maantu tahay taariiq lama iloobaan ah
Dhinaca kale waxaa taariiqda SYLku dheeraaday MaxamadAxmad oo kamid ahaanjiray LEEGADII dadiisuna kusheegay 80jir balse uu wax laganaxo ay tahay taariiqda maantay ay soomaliya ay ku jirto
Halgankii Siyaasiga ahaa oo ugu caansanaa dalka Soomaaliya wuxuu ahaa kicitaankii SYL oo asaaskiisa aay lahaayeen 13 dhalinyaro ah oo aay kulmisay qiiro waddaninimo iyo ficilo soomaalinnimo .13kaas dalinyaro waxaay awood u yeesheen in aay doonaan midnimada Soomaaliyeed udubadana utaagaan halgankii Gobannimadoonka ahaa,
13-kaas dhalinyaro waxaa la aas aasay1943dii naadigii dhalinyarada oo la oran jiray "SYC"Somali youth Club",naadigaas oo u xuubsiibtay xisbi Siyaasi ah sanadku markuu ahaa 1947dii ,xisbigaas oo loo baxshay SYL"Somali Youth league "

Saddex iyo Tobankaas Dhalinyaro waxaay kala ahaayeen:

1.Yaasiin Xaaji Cusmaan
2.Cabdulqaadir Shiikh Sakhaawuddiin
3.Cusmaan Geddi Raage
4.Maxamad Faarax Hilowle
5.Maxamad Cusmaan Baarbe
6.Maxamad(Sayidiin) Xirsi Nuur
7.Daahir Xaaji Cusmaan
8.Xaaji Maxamad Xusseen
9.Cali Xassan "Verdura"
10.Maxamad Cabdulle Xassan(Xayeesi)
11.Maxamad Cali Nuur
12.Dheere Xaaji Dheere
13.Khaliif Huddow macalin

Saddex iyo tobankaas dhalinyaro fikraddii waddaninmo oo aay keeneen waxaay noqotay mid lagu liibaanay xaqiijisayna midnimadii iyo wadajirkii ummadda Soomaaliyeed ,waxaana halgankii SYL mirihiisii la gurtay 1960kii markii 1dii Julay aay qarannimada qaadatay Koonfurta Soomaaliya aayna la midowday waqooyiga Soomaaliya oo iyana ka xorowday Ingiriiska 26dii Juun 1960kii waxaana dhalatay markii taariikhda ugu horreysay jamhuuriyadda
Soomaaliya .
waxaa nasiibdarro ah in qarannimadii iyo midnimadii loo soo tiil iyo tacab beelay aay farahooda uga baxday dalkii Soomaaliyana uu galay marxlad adag oo aay majaraha u hayaan dad aan wadaniyaal aheyn kuwaa oo u hagaya soomaaliya booraantii halaaga iyo aaytiinxuma.
Waxaa dalka Ku Sugan Ciidamo Itoobiyaan ah oo dawladda KMG ahi aay si sharci darro ah ugu yeeratay waxaana dagaalka u dhexeeya xoogaga
wax iskacaabinta iyo Ciidamada Itoobiya oo xasuuq iyo barakaca
shacbigii Soomaaliyeed ee magaala madaxda deganaa



WQ C/waaxid Maclin Isaaq
Zuheer712@hotmail.com
CKG114@hotmail.com ( T.F.F)

 
       RADIO NEWS

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)