Xaflad Aad
Uqiimabadan Oo Lagusoo Dhaweynayey Hayadda M.S.F
Hollan Ayaa Maanta Ka Dhacdey Isbitalka Koofurta
Magaalada Gaalkacyo .
Gaalkacyo
Arbaco 16/4/2008 (ICM)(codkamudug.com)

Xafladaan
lagu soo dhaweynaye hay’adda M.S.F Hollan ayaa
waxaa si weyn u soo agaasimay bulshada ku
abtirsata Dowlad Goboleedka Galmudug sida
saraakiisha amniga
Maamulka gobolka iyo ururada bulshada
Masuuliyiintaan kasocotay M.S F HOLLAN ayaa waxa
ay kala ahaayeen Mr Mack. ferrnando iyo kearai
waxa ayna
Uyimaadeen koormeer shaqo kadib markii ay in
muddo ah kamaqnaayeen isbitaalada magaalada g/kacyo
Waxa ayna siweyn ula dheceen sida diiran ee ay
gacmo furan ugu soodhaweeyeen bulsho weyntii
isugu timid xafladaasi waxaana kahadlay
gudoomiyaha guddiga amniga Dowlad Goboleedka
Galmudug Co/Cabdi Jaamac xabeeb
Asagoo ogatacsiyeeyay falkii kadhacay kismaayo
kalhore
Sidookale uu usheeg in ay kala shaqayndoonaan
haya,adda M.S.F amniga iyo nabadgalyada
Sidookale waxaa isna halkaasi kahadlay Mr Mack
oo kamid ahaa kormeerayaashii hay’adda M.s.f
HOLLAN
Ahna madaxa mashaariicda soomaaliya ee M.s.f
hollan
Waxa uuna ogamahad celiyey dhamaan qamanqaabiye
yaashii xafladaasi soo agaasimay asagoo
islamarkaana
Usheegay in ay ku faraxsanyihiin waxa in
dhahooda ay ku arkeen isaga iyo
kormeerayaashiikalaba waxa uuna intaa
Ku daran in ay goor dhow sitoos ah u
shaqabilaabidoonaan
Taasina ay sabab utahay sawirka wanaagsan ee
kormeerayaashu ay oga warbixindoonaan
madaxdakale iyo
Dhamaan dhaqaatiirta M.s.f
Liibaan Ciise Cumar
dhiidaal87@hotmail.com
Tel:-25290-788692