Thursday, 17. April 2008

 
Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis:- waxaan dhamaan Aqristayaasha CodkaMudug.com ku wargalinaynaa inay dhawaan wararkii ugu danbeeyay somaliya gaar ahaan Gobolka Mudug iyo Galgaduud ay ka dhagaysan Doonaan www.codkamudug.com
 
BBCSomali.com

 

GALMUDUG STATE
The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
---------------
 

 

HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Aayaha.com
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city
  

SOMALI LINKS


 

 

 

Taliyaha Ciidanka Qaybta Booliska Oo Sheegashadaan Been Abuur Fidno Abuur Ah Ku Tilmaamay
 Gaalkacyo Khamis 17/4/2008 (ICM)(codkamudug.com)
 

Taliyaha qaybta Booliska  gobolka Mudug ee dowlaad goboleedka Gal Mudug Gaashaanle dhexe Maxamed Nuur Cali Gadaar ayaa sheegay in deegaannada dowlad goboleedka Gal Mudug ee ay ka howlgalaan ay nabad galyadoodu aad iyo aad u fiican tahay ka dib markii burcaddii iyo tuugtii  dadka deegaanka iyo kuwa socotada ahba  dhibi jirtay ay noqdeen wax cararay iyo wax xabsiyada la dhigay dadaalka iyo howl qabadka ay ciidanka Booliska oo qaybaha bulshada kaashanayaa ay ku dhaqaaqeen.awgeed.

 G/le dhexe Maxamed Nuur Cali oo u waramayay Idaacaadda codka Mudug ee Magaalada Gaalkacyo ayaa intaasi ku daray in ay sii kordhin doonaan wax qabadkooda la xariira xoojinta xagga nabad galyada.

 Taliyaya oo ka jawaabayay su,aal ahayd in ciidamada dowlad goboleedka Gal Mudug ay ka qayb qaateen dagaalkii la sheegay in uu dhowaan ka dhacay degmada Cadaado ee gobolka Gal gaduud ayuu sheegay in cidda wararkaasi faafisay ay yihiin beenaalayaan ujeeddooyin dhibaato  iyo been abuur ah bulshada ka dhax abuuraya aysanna jirin sabab ay ciidamada Gal Mudug uga qayb galaan dagaal lagu qaado dadka walaalaha ah ee reer Cadaado.Gal Mudugna uu yahay maamul nabaadeed iyo daris wanaag ku wada noolaanshada bulshada deegaan.

  Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Gal Mudug G/le Dhexe Maxamed Nuur Cali Gadaar waxaa kaloo uu kaga jawaabay su,aal kale oo ahayd waxa ka jira sheegashada salkaal ka tirsan Ciidamada Punt land ee ahaa in Galliin soor ay ka mid tahay deegaannada ay maamusho dowlad goboleedka Punt-land ayuu sheegay in sheegashada nuucaasi ah ay been sheegashada ka sokoow tahay  mid lagu tilmaami karo waalli oo kale ayna la mid tahay isagoo yiraahdo Burtinle iyo deegaannada la xariira waxaa maamusha Gal Mudug.

   Taliyuhu wuxuu intaasi ku daray in hadallada nuucaan oo kale ah ay yihiin kuwo fidno iyo beer abuur ah xaqiiqdana ka fog loona baahan yahay in laga fogaado.

    Taliyaha qaybta  Ciidanka Booliska gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Gal Mudug Gashaanle Dhexe Maxamed Nuur Cali  Gadaar ayaa sheegay intaasina ku daray in ay xiriir la leeyihiin Ciidanka Booliska Soomaaliyeed balse  shaqo ahaan ay hoos tagaan Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Gal Mudug ayna amarka ka qaataan..

   Ckg114@hotmail.com (TF)

 
       RADIO NEWS
aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)