Sunday, 20. April 2008

 
Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis:- waxaan dhamaan Aqristayaasha CodkaMudug.com ku wargalinaynaa inay dhawaan wararkii ugu danbeeyay somaliya gaar ahaan Gobolka Mudug iyo Galgaduud ay ka dhagaysan Doonaan www.codkamudug.com
 
BBCSomali.com

 

GALMUDUG STATE
The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
---------------
 

 

HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Aayaha.com
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city
  

SOMALI LINKS


 

 

 

Xaflad Lagufurayey Xarun Cusub Oo Mch Ah Ayaa Maantay Kadhacday Xaafadda Bul Bishaaro Ee Magaalada Gaalkacyo

 

    Xafladaan lagu furayey xarunta hoyada iyo dhalaanka ayaamaanta waxaa kasooqeeyb galay masuuliyiin kasocotay maamulka gobala mudug ee dowlad gobaleedka Gal mudug enji owyo iyo bulshada xaafadda bul bishaaro

        Furitaanka MCHkan ayaa ugu horeyn waxaa kahadlay gudoomiya kuxigeenka gobalka mudug ee dowlad gobaleedka gal mudug ahna siihaya xilka gudoomiyaha Aweys Cali Saciid asagoona halkaasi qudbad dheer kasoo jeediyey kuna aadanayd hormarka deegaanada gal mudug ay kutilaabsaneeyso xiligaan ayuu mahad gaar ah u soo jeediyay cid walba oo gacan ka gaysatay furitanka xaruntan cusub ee bulshada loogu adeegayo.

        Dhinacakale waxaa asna  kahadlay madaxa ururka SDRO ee gobalka mudug Cali daahir Maxamuud Xirsi oo kawr bixiyey dhisidda xaruntaan MCHka ah iyo cidda ay gacan kaheleen.
 

      Mudane Cali Daahir ayaa sheegay in ay gacan dhaqaala kaheleen hay’adda UNCEF iyo uruka wadaniga ha ee MDO oo isagu xagga taba barada shaqalaha gacan ka geeystay

     Sikastaba ha ahaatee masuuliyiintii iyo shacabkii kaqeybgalay furitaanka xaruntan hooyada iyo dhalaanka ayaa mahad ballaaran usoo jeediyey ururka SDRO iyo UNCEF oo iyagu iska kaashaday dhisidda isbitaalkaan
 

       Ugu danbeytii waxaa asna halkaas kahadlay agaasimaha ururka SOSDO  Shuuke oo sheegay in ururada kale looga baahanyahay waxqabad nuucaan oo kale ah iyo in ay gacan ka gaystaan mashruucyada shacabka galmudug loogu adeegayo.



W.D. C/waaxid Macalin Isxaaq
Sawir Qaade: Idiris C/kariim Nuur

CKG114@hotmail.com (T.F)

 

 

 
 
       RADIO NEWS
aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)