Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis:- Dhamaan waxaa la ogysiinana jaaliyadda Galmudug ee  ku nool dalka Uk in ay ka soo qayb galaan shirwaynihii 2aad ee ugu muhiimsanaa sanadkan oo la qabandoono 01/06/08 15.00 laguna qabandoono Qaybta munaasabadaha ee masaajidka wayn ee Edmonton north London Uk.
 

 




04:00-04:30

Wariyaha Codkamudug Radio Cabdi Waaxid Macalin isxaaq
Idiris C/kariim Nuur
idirisnuur@hotmail.com
+25290664777
Wariyaha Codkamudug Radio cabdalle m.cabdille

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
---------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


SHIRKAD LOOGU MAGAC DARAY HORUMARINTA HOBYO OO MAANTA QORSHAHEEDA WAX QABAD LOOGAGA DHAWAAQAY MAGAALADA GAALKACYO.

  Gaalkacyo Arbaco 21/05/2008(ICM)(News) Cumarr Maxamuud Rooble (Cumar Shuuri )oo sheegay in uu yahay wakiilka  Shirkad cusub oo la magac baxday shirkadda horumarinta Hobyo sheegayna in shirkaddu ay wax qabad ballaaran  ka qaban doonto deegaannada Dowlad goboleedka Gal Mudug. wax qabadkeeduna uusan  ku koobnaan doonin deegaannada Hobyo oo kaliya  balse ay tahay mid wax qabadkeedu uu ballaarnaan doono.

 Cumar Maxamuud Rooble Cumar(Suuri) oo maanta Magaalada Gaalkacyo ugu waramayay Idaacadda Codka Mudug ayaa intaasi ku daray in waxqabadka Shirkaddaan cusub deg deg loo dareemi doono.

caato  oo howshii ku jira

  Cumar Suuri ayaa dhanka kale ka codsaday masuuliyiinta iyo dadweynaha  Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Gal Mudug in ay gacan buuxda ka gaystaan socodsiinta howlaha shirkaddaan.

  Ku dhawaaqiddaan shirkadda cusub ayaa ku soo aadaysa waqti ay Saaka howlo waddo falid ah  ka bilaabeen  jidadka Magaalada Gaalkacyo dhinaca Gal Mudug Cagaf-cagafyo iyo Baldoosarro uu leeyahay Xildhibaan Cismaan Xasan Cali (Caato) oo dhinaca kalana ah Ganacsade ku caan ah howlaha nuucaan oo kale ah.,.

  Xildhibaan Cismaan Xasan Cali(Caato) oo haatan ku sugan Magaalo Madaxda Gobolka Mudug ee gaalkacyo  shaqadaan ay saaka qalabkiisu sida tabaruca ah u fuliyeenna kormeerayay ayaan wax faahaahin ah oo dheerad ah siin saxaafadda.waloow ay jiraan warar aad layskula dhax marayo oo sheega in qalabkaan ay dhowaan  u dhaqaaqi doonaan dhinaca waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo dherarkeedu dhan yahay 260 Km ayna fulin doonaan hwolo isugu jira  garoon diyaaradeed .dayactirid waddadaasi oo aad u burbursan iyo howlo kale oo la xariira horumarinta deegaankaan..

CABDI WAAXID ISAAQ

GAALKACYO

GALMUDUG STATE SOOMAALIAYA

 


 
       RADIO NEWS

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)