Saturday, 26. April 2008

 
KUSIMAHA MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG IYO GUDDOOMIYAHA GOBOLKA MUDUG OO KA HADLEEN MUSHAAROOYIN MARKII 2AAD LOO BILAABAY CIIDAMADA GAL MUDUG BAAQ NABADEEDNA U JEEDIYEEN DADKA REER CADAADO.. Codkamudug Radio
 
BBCSomali.com

 

GALMUDIG STATE
The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
---------------
 

 

HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Aayaha.com
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city
  

SOMALI LINKS


 

 

 

Kumanaan Ardada dugsiyada Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo oo bannaan bax roob doon ah ka dhigeen duleedka cir jiife ee Gaalkacyo.

Gaalkacyo Sabti 26/4/2008(ICM)(News)



Maamulka Macallimiinta iyo Ardada Dugsiyada kala duwan ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo oo tiradooda lagu qiyaasay ilaa 3000 Arday ayaa maanta bannaan bax roob doon ah ka dhigeen duleedka Cir jiife ee Magaalada Gaalkacyo.

Ardadaan oo balisnaayeen dariiska dugsiyada sare.dhexe iyo hoosaba ayaa waxaa wacdiyo diini ah halkaasi uga soo jeediyeen culumo awdiin uu ka mid ahaa Macallin Cabdi iyo waliba maamulaashaa dugsiayda kala ah:
dugsiga sare ee Cumar Samatar,dugsiga Hoose dheexe iyo sare Al_raxma, sare Xaaji Cali Biixi , Sare Yamayska ,Hoose/Dh.Ummadda,dugsiga hoose dhexe Bardacad,Hoose dhexe .Barkhadle.iyo waliba culumo awdiin waxgarad .Haween iyo caruur.

Wararka kale ee la xariira Roob doonta ayaa in taasi ku daraya in jimacada ay taariikhdu tahay loo ballansan yahay in isku soo bax ballaaranb oo roob doon ah ayna ka soo wada qayb galaan masuuliyiinta iyo qaybaha bulshada Magaalada Gaalkacyo lagu qabto Bannaanka dhinaca Bari ee Magaalada Gaalkacyo.




Bannaan baxaan oo billoowgii todobaadkaan ay iclaamiyeen Culumo awdiinka Magaalada Gaalkacyo oo u wada jira Koofur iyo Waqooyiba ayna codsadeen in muddo 3 cisho ah roob doon darteed loo soomo ayaa dhanka kale waxaa loogu baaqay guud ahaan masuuliyiinta maamullada Magaalada iyo qaybaha bulshaduba in ay ka soo wada qayb galaan inta uu socdana la xiro dhammaan goobaha kala duwan
.
Diyaare: Maariya Xaashi Sheekh Cali
Address: maaria2009@hotmail.com or
002525-90704747


 

ckg114@hotmail.com

codkamudugradio

codkamudug@gmail.com

 

 

 
 
       RADIO NEWS

Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)