Sunday, 27. April 2008

 
KUSIMAHA MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG IYO GUDDOOMIYAHA GOBOLKA MUDUG OO KA HADLEEN MUSHAAROOYIN MARKII 2AAD LOO BILAABAY CIIDAMADA GAL MUDUG BAAQ NABADEEDNA U JEEDIYEEN DADKA REER CADAADO.. Codkamudug Radio
 
BBCSomali.com

 

GALMUDIG STATE
The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
---------------
 

 

HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Aayaha.com
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city
  

SOMALI LINKS


 

 

 

Maareeyaha Mashruuca Biyaha Carafaat oo bulshada magaalada Gaalkacyo ugu baaqay inay iska daayaan walaaca ay ka qabaan go’itaanka biyaha ceelasha Mushruucaasi.

 

 

Maareeyaha Mashruuca biyaha Carrafaad ee Magaalada Gaalkacyo Cabdul Jaamac Dharas oo xalay oo ay taariikhdu ahayd 24/4/2008  nagusoo booqday istuudiyaha Idaacada Codka Mudug  ee magaalada Gaalkacyo  ayaa waxaa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay hadallo ku tira kuteena oo bulshadu isla dhexmaraysay 24_tii saac ee u danbaysay kuwaas oo sheegayeen  in laga yaabo in ay go’aan  ama la joojiyo biyaha magaalada ay siiyaan Ceelashaasi  ama  loo wareejiyo u daad gureynta dhankaa iyo Miyiga oo abaar xuni saamaysay sida kadhacday Waqooyiga magaalada Gaalkacyo taas oo sii socon doonta muddo     toban cesho ah  sida ay  xaqiijiyeen masuuliyiinta  ku shaqada leh ee  waqooyiga Magaalada Gaalkacyo..

 Cabdul Jaamac Dharas  ayaa  dadka ku booriyay inay ka tanaa sulaan biyo dadku ay bilaabeen inay kayd sadaan si ay uga gaashaantaan biyo la’aan soo wajihi karta hadii sida waxloo sheegay ay wax udhacaan oo ceelku go’o ama loodhaamiyo meel kale waxaana uu  Dharas ku nuux nuux saday in amar Illaahay mooyee hada aan wax cilada looga baqaynin Dadkuna ay sidaa ula socdaan.

  Maareeyaha Mashruuca Biyaha Carrafaad waxaa uu sidoo kale uu bulshada reer Gal_Mudug iyo kuwa magaalada Gaalkacyaba ugu bishaareeyay inay mar dhaw furayaan warshad biyaha sifaysa taas oo noqon doonta tii labaad ee laga hir galiyo deegaanada Gal_Mudug waxaana horay u jirtay warshad kale oo biyaha sifaysa laguna magaabo IQRA MINIRAL WATER taasoo run ahaantii dabooshay baahi weyn oo deegaanka ka jirtay haddii middaan kale la helana la oran karo waxweyn ayaa deegaannada Gal_Mudug ku soo kordhaysa .

 Isku soo duuboo  xaalada biyo la‘aaneed ee Magaaladaan ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay cirka isku sii shareeraysay.

 Diyaare: Maariya Xaashi Sheekh Cali  Address: maaria2009@hotmail.com or

002525-90704747

  Ckg114@hotmail.com(TF)

 

 

 
 
       RADIO NEWS

Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)