04:00-04:30

Wariyaha Codkamudug Radio Cabdi Waaxid Macalin isxaaq
Wariyaha Codkamudug Radio cabdalle m.cabdille

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
--------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

HobyoNet.com
WaagaCusub.com          
HobyoRadio.com                              

WarkEEna Maanta

 
       RADIO NEWS
DUGSIYADA HOSE/DHEXE/SARE EE MUDUG IYO NABADDA OO CODSI U DIRAYA JAALIYADDA DIBADDA EE GALMUDUG (DAAWO SAWIRADA)

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

 

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 
Xaflad siweyn loo agaasimay oo lagu maamuu sayey sanad guurada 1da luuliyo ayaa kadhacday xarunta Idaacadda Codka Mudug ee magaalada gaalkacyo
 

 
 
Xafladaan oo aheyd mid ay siweyn usoo abaabuleen gudi dawlad goboleedka Galmudug u xil saartay iyo maamulka Idaacada codka mudug ayaa lagu qabtay Holka idaacada codkamudug ee magaalada Gaalkacyo

Munaasabadaan oo aheyd 48 guuradii kasoo wareegatay maalinkii ay midoobeen gobalada waqooyi iyo koofur kuna beegneeyd 1luuliya ayaa waxaa munaasabadaas kasoo qeybgalay masuuliyiinta Dowlad gobaleedka Galmudug iyo shacab aad ufarabadan iyadoo dhamaan kaqeybgalayaashii wajiyadooda laga dheehankaray faraxada aad uballaaran.

 
Waxaana munaasabdaas qaaliga ah hadalo ka soo jeediyay masuuliyiinta Galmudug iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer Galmudug oo ay ka mid yihiin jaaliaydda dibadda ee Galmudug oo qaarkood xafladda joogay halka kuwo kalana ay qadka telefoonka uga qayb qaateen.

Madaxweynaha Galmudug mudane Maxamed Warsame Cali (Kiimko) ayaa qudbad dheer ka jeediayay munaasabdda asagoo ku sugan dalka Maraykanka hanbalyo ayuu udiray dhamaan shacabka Soomaaliyeed waxaana madaxweynaha qudbadiisa si toos ah loogala socday Idaacada codkamudug.

Munaasabadda oo socotay ilaa 12:00 habeenimo ayaa waxaa ugu danbayntii calanka saaray kusimaha madaxweyanaha Galmudug mudane C/Samad Nuur Guuleed oo qudbad mudo socotay oo ku jeeday bulshada reer Galmudug akhriyay.
 kadib ayaa waxaa salaan sharaf saaray ciidamda baanbayda Galmudug oo ku xaadir ahaa goobtaasi waxaa sidoo kale goobta munaasabdu ka socotay ee xarunt Idaacadda codkamudug amaankeeda ilaalinayay ciidamda booliska Galmudug State
waxaana munaasabdaasi ku soo idlaatay jawi wanaagsan


 



Cabdi waaxid Macalin isxaaq
COdkaMudug Galkacyo
GalMudug State SOMalia
 

Keydka CodkaMudug.Com

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)