In k badan 55
araday oo maanta u fariisatday imtixaanka
dugsiga dhexe ee iskuulka al shacabka ee
magaalada gaalkacyo
Munaasabad aad u balaaran oo ay soo qaban
qaabiyeen maamulka macalimiinta iyo ardayda
dugsiga /H/DH/Sare ee AL.SHACAB lguna maamusayay
araday kor udhaafaysa 55 araday oo oo u
fariisatay imtixaanka dugsiga hoose dhexe ayaa
saakay lagu qabtay xarunta iskuulkaas
xaafadda wadajir ee magaalada gaalkacyo
Munaasabdda oo ay ka soo qayb galeen boqolaal
dad weyne ah oo iskugu jira maamulka iskuulka
madaxda hay’adaha samfalka iyo marti sharf kale
ayaa waxaa ugu horayntii xafladda oo uu
xariiriye ka ahaa cali tahliil xaan waxaa darsi
diini ah oo qiimo badan ka soo jeediayay Sheekh
cabdalla Macalin C/raxmaan oo ka hadalay ALLA ka
cabsiga iyo sida loogu baahan yahayn in mar
kasta la iskugu dar daarmo cabsida ALLAAH.
Inaati ka dib waxa munaasabda ka hadlay
maamulaha guud ee Dugsiga H/Dhexe Sare
AL.SHCABKA. Macalin Axmed Aadan C/lle oo
karbixiyey taariiqda iskuulka iyo imtixaanaadkii
du4gsiga
Sidookale waxaa asna halkaas kahadlay Maamulaha
markazka IMAAMU NAWAWI ee soomalia Macalin C/Qaadir
Macalin Max’ud {Cadnaan}oo
sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay maanaty in
uu arko dad badan oo fariisanayo imtixaan wallow
horay ay ujireen in gobalka mudug gaar ahaan
deegannada gal mudug horay waxbarashadu aheyd
mid dadka lagu takooro balse ay maantu tahay
ILAAHEY mahadiis
Ugu dan beentii waxaa qudbada koo
kooban kasoo kala jeediyey
Agaasimaha hay’adda GSA D.r.Max’d Cilmi Sabriye
Macalin C/kariin Sh.nuur oo ka mid ah
masuuliyiinta dugsiga al.shacab gaalkacyo
Gudoomiye ku xigeenka gudigga gurmadka abaarha
galmudug axmed baasto
c/waaxid macalin isaaq
Gaal kacyo gal mudug
xuquuqda sawirada
zuheer712@hotmail.com
tel 00 2525 649077
ckg114@hotmail.com
codkamudugradio
codkamudug@gmail.com