Tuesday, 08. January 2008

 
KUSIMAHA MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG IYO GUDDOOMIYAHA GOBOLKA MUDUG OO KA HADLEEN MUSHAAROOYIN MARKII 2AAD LOO BILAABAY CIIDAMADA GAL MUDUG BAAQ NABADEEDNA U JEEDIYEEN DADKA REER CADAADO.. Codkamudug Radio
 
BBCSomali.com

 

GALMUDIG STATE
The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
---------------
 

 

HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Aayaha.com
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city
  

SOMALI LINKS


 

 

 

 

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

Xildhibaankaan oo ka tirsan xildhibaannada dowlad goboleedka Gal Mudug ayaa sheegay in howlaha la xariira waxka qabadashada Ex Ceel Faarax Geeddi haatanna loo bixiyay deegaanka Mahad ALLE ee dhinacyada Dhagax dhigga Masjidka Bamsaaridda ceelka iyo Xarun Caafimaad ee laga hirgelinayaba ay abaabul ahaan iska kaashadeen jaaliyadda dibadda ee arrintu khusayso iyo dadka deegaankaasi ka soo jeeda loo baahan yahay in la dardar geliyo arrimaha lagama maarmaanka u ah mashaariicdaasi oo ah kuwo loogu talo galay in wax loogu qabto dadka deegankaasi dibna loogu soo celiyo taariikhdii wax ku oolka ahayd ee ceel Faarax Geeddi..



Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Faarax Sooppe ayaa sheegay in loo baahan yahay in ceelkaasi dayactirkiisa ay doorka ugu wayn qaataan jaaliyadda dibadda ee ka soo jeeda deegankaan gobolka Mudug gaar ahaan inta garanaysa taariikhdii Ceel Faarax Geeddi,isagoo xusay in dadkii iyo xoolihii ka cabbi jiray ceel Faarax Geeddi ay haatan biyo la,aan awgeed ay ugu qaxeen deegaannada Puntland

Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Faarax oo maanta Magaalada Gaalkacyo ugu waramayay Idaacadda Codka Mudug iyo Wabsaydyada Hobyo Reediyoow iyo Codka Mudug.Com ayaa ugu dambayntii baaq codsi ah u jeediyay Jaaliyadda Dowlad Goboleedka Gal Mudug ee Dibadda ku nool kana codsaday in hirgelinta Maashaariicdaasi dhinacyada Biyaha iyo Caafimaadka Mahad ALLE(Ex Ceel Faarax Geeddi) oo dhowaan dhagax dhiggii Masjidka ay ka qayb galeen masuuliyiin ka kala tirsan Dowlad goboleedka Gal Mudug.Hay,adaha samafalka wadaniga ah .Ganacsato iyo dadweyne fara badan ka codsaday in ay door muhiim ah ka qaataan hirgelinta wax qabadkaasi..



Deegaanka Mahad ALLE oo dhinaca Bari ilaa 10 km u jira Magaalada Gaalkacyo ayaa Xafladdii lagu dhagac dhigayay waxaa sida ka muuqda ka qayb galeen masuuliyin fara badan waana tan muuqaal ahaan qaabkii xafladdaasi iyo dhagax dhiggii ceelkuba ay u dhaceen

sawirqaade c/waaxid[ saiwirka c/zoobe]

 

ckg@hotmail.com

codkamudugradio

codkamudug@gmail.com

 

 

 
 
       RADIO NEWS

Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)