04:00-04:30

Wariyaha Codkamudug Radio Cabdi Waaxid Macalin isxaaq
Wariyaha Codkamudug Radio cabdalle m.cabdille

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
--------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

HobyoNet.com
WaagaCusub.com          
HobyoRadio.com                              

WarkEEna Maanta

 
       RADIO NEWS
DUGSIYADA HOSE/DHEXE/SARE EE MUDUG IYO NABADDA OO CODSI U DIRAYA JAALIYADDA DIBADDA EE GALMUDUG (DAAWO SAWIRADA)

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

 

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Dad kasoo barakacay magaalada muqdisho ayaa la qabsan waayey nolosha iyo cimilada magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug

 

Boqolaal dad ah oo kasoo barakacay magaalada muqdisho ayaa waxa ay soo gaareen gobalka Mudug gaar ahaan xarunta caasimada u ah ee magaalada Gaalkacyo iyagoona laqabsan waayeen nolosha iyo cimilada ay leedahay magaalada Gaalkacyo oo ah meel heer kul keedu aad usareeyo. 

   Dadkaan ayaa waxa magaalada Gaalkacyo ku heysta dhibaatooyin ay kamid yihiin Sicir barar aad u saameeyay gobolada Soomaaliya iyagoona qaarkood ay yihiin kuwa dan yar ah oo kabixikarin nolosha adag ee kajrta magaalada Gaalakacyo ee xarunta gobalka Mudug. 

 Qaar kamid ah dadkaan kasoo barakacay magaalada muqdisha ayaa waxa lagu arkayaa boosteejooyinka laga raaco gaadiidka aada magaalada muqdisha iyagona sheegay in ay la qabsan waayeen nolasha kajirta magaalada Gaalkacyo iyo cimalada kulul iyagoona kadoor bidey in ay dib ugu laabtaan magaalada Muqdisho oo noqtay meel ay ku hartamaan siyaasado isdiidan iyo dagaalo aan jaha laheyn  ayna isaga hor yimaadaan Dowlada fedaraalka oo garab kahelaya Ciidamada itobiya iyo kooxaha ka soohorjeeda siyaasadda Dowlada Fadaraalka

 Qore zuheer712@hotmail.com

    Dr Siciid lafoole

 

 

 

 

 

Shabakadda Warbaahinta CodkaMudug Waa Warbaahin Dhex Dhexaad Ka ah Arimaha Siyaasadda Dalka SOMaliya Ee IS diidan

 

 

 

Keydka CodkaMudug.Com

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)