04:00-04:30

Wariyaha Codkamudug Radio Cabdi Waaxid Macalin isxaaq
Wariyaha Codkamudug Radio cabdalle m.cabdille

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
--------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

HobyoNet.com
WaagaCusub.com          
HobyoRadio.com                              

WarkEEna Maanta

 
       RADIO NEWS
DUGSIYADA HOSE/DHEXE/SARE EE MUDUG IYO NABADDA OO CODSI U DIRAYA JAALIYADDA DIBADDA EE GALMUDUG (DAAWO SAWIRADA)

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

 

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

 Waxaa Caawa Siweyn Magaalada Gaalkacyo Looga Xusay 26 Jun Oo Ah Xilligii Goba Nimada Ay Qaateen Gobalada Waqooyi Ee Soomaaliya

 Dad weynaha magaalada gaalkacyo ayaa caawa siweyn uxusay 26 jun oo aheyd maalintii ay xurnimada qaateen Gobalada Waqooyi ee soomaaliya

 Sanadii 1960 ayey ahayed xilligii ay ka xuroowday gumeystihii gacanta ku hayey gobalada waqooyi ee soomaaliya 

  Qaarkamid ah Aqoonyahano iyo waxgarad ka kala socday koonfurta iyo waqooyiga magaalada gaalkacyo ayaa si isku mid ah uxusay maalinkaas qiimaha badan

 Idaacadda Codka Mudug ee magaalada gaalkacyo ayaa aheyd Idaacadda kaliya  ee laga baahiyey xuska  munaasabadda 26-ka Juun. iyadoo Idaacaduna ay waqti dheeraad ah ugu dartay dadweynaha kaga qayb galayey telleefanada xuska maalintaasi waxaana xarunta Idaacadda Codka mudug soo buux dhaafiyey masuuliyiin ka kala socotey  xaafadaha magaalada G/kacyo ku waasoo wajiyadooda laga dareemayey farxad iyo damaashaad ay ugu dabaal dagayaan 26jun.

 

Liibaan Ciise Cumar
Gaalkacyo galmudug somaliya
Dhiidaal87@hotmail.com

Keydka CodkaMudug.Com

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)