|
Xubno katirsan
beesha jeererweyne oo xalay booqasho kuyimid Idaacadda codkamudug ee
magaalada gaalkacyo ayaa cabasho xoogan kamuujiyey 8ded dhalinyaro ah oo
laga qafaashay Xaafadda garsoor ee waqooyiga magaalada
qeybahaan matalayey
beesha jareerweyne ayaa sheegay in ay yihiin dad xoogsato ah kana soo
bara kacay gobolada koon fureed oo kutilmaamay qafaalashadaan dhalinyaradaan
sidaa da raadeed ay fal waxuushnima ah ku tilmaameen dadka xariga u
geystay dhalinyaradaan
mid kamid ah
beesha jareer weyne ayaa til maamay cidda xariga geysatay in ay ahaayeen
dad uu sheegay in ay ku labisnaa dareeska Ciidanka Puntland balse ay san
war kaheyn meesha la geeyay sida uu ku waramay.
Shabakadda
Warbaahinta CodkaMudug Waa Warbaahin Dhex Dhexaad Ka ah Arimaha
Siyaasadda Dalka SOMaliya Ee IS diidan
|