MAXAMUUD MAXAMED
CAWAALE OO KAMID
XUBNAHA SIDA WAYN UGU
OLOLEEYA HORUMARINTA
GALMUDUG STATE KUNA NOOL
UK OO DHAWAAN KASOO
LAABTA SAFAR UU KUTAGAY
GALMUDUG
MR
cawaale oo safarkiisu ku
wajahnaa u kuurgalidda
horumaka Galmudug guud
ahaan gaarahaana
waxbarasha oo uu ugu
muhiimsanaa schoolka al-shacab
ayaa dhamaan soo kor
meeray Deegaanka
Galmudug.
Mr Cawaale oo ka warbixinayay heerka waxbarasho ee dalka ayaa ku tilmaamay
mid aan lamalayn karin
oo aad u saraysa wuxuuna
intaas ku daray in
deegaanka Galmudug ay ku
yaalaan afar Secondary
School Dugsiyada dhexana
aamamba lasoo koobi
karin.
Mr Cawaale ayaa ku
qiyaasay ardayda
Dugsiyada sare dhigata
ilaa tira kabadan 400 oo
arday.
Mr Cawaale ayaa walaac
ka muujiyay ardaydan iyo
kuwa kasii dambeeyaba in
hadii aysan Jaakmacad
helin aysan dalka anfici
doonin oo aykala firdhan
doonaan si ay u helaan
meel ay jaamacad ka
galaan. wuxuuna arinta
ku macneeyay baahi dhab
ah oo u baahan in si deg
deg ah loogaga
tabaabushaysto.
Mr Cawaale oo kamid ahaa Gudigii lacag ururinta ee Schoolka Al-shacab UK
ayaa kutalinaya in
dhismaha Al-shacab looga
faa'iidaysto Jaamac
ahaan maadaama jaamacadu
tahay baahi dhab ah oo
hadda taagan.
Mr Cawaale ayaa Codsi u
diraya Gudiga Guud Al-shacab
ee Canada si ay arinta
dhab ugu eegaan maadaama
4 Dugsi sare ay dalka ka
shaqaynayaan, loona
laban laabi lahaa
qarashaka kadhiman
Jaamacad ayaan hadii loo
badalayo dhismaha Al-shacab