04:00-04:30

Wariyaha Codkamudug Radio Cabdi Waaxid Macalin isxaaq
Wariyaha Codkamudug Radio cabdalle m.cabdille

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
--------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

HobyoNet.com
WaagaCusub.com          
HobyoRadio.com                              

WarkEEna Maanta

 
       RADIO NEWS
DUGSIYADA HOSE/DHEXE/SARE EE MUDUG IYO NABADDA OO CODSI U DIRAYA JAALIYADDA DIBADDA EE GALMUDUG (DAAWO SAWIRADA)

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

 

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 
Kulan balaaran Oo Looga Hadalayay Amaanka Gaalkacyo iyo Hor Umarinta Hawlaha Canshuuraadka Ee dawlad Goboleedka Galmudug Ayaa Lagu Qabatay Xarunta Dawladda Hoose Ee Magaalada Gaalkacyo.
Kulankaan oo ay ka soo qayb galeen inta badan masuuliyiinta dawlad goboleedka Galmudug State oo iskgu jira Maamulka gobolka mudug ee Galmudug,Wasiiro,Xaildhibaano,Agaasimayaasha dawladha hoose iyo saraakiisha ciidamda amniga ayaa waxaa shir gudoomuanayay kusimaha madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug mudane C/Samad Nuur Guuleed.

Kulanka oo mudo saacado ah socday ayaa gaba gabadiisii waxaa saxaafdda lahadlay afhayeenka dawlad goboleedka GalMudug mudane Axmed Maxu’d Axmed {Baasto} waxa uuna sheegay in kulanka ay iskugu yimaadeen masu’uliyiin Galmudug ujeedadiisu ahayd sidii looga wada arinsan lahaa amaanka gobolka oo hada meel wanaagsan maraya sdii loo sii xoojin lahaa iyo hawlaha hor’umarinta canshuuraadka dawladda hoose sidii loo wadi lahaa




Waxa uuna mudane Baasto afhayeenka Galmudug intaasi ku daray in dhanka nadaafadda wax weyn laga qabnayo isla markaana dawlada Galmudug ay waddo dadaal dhan walba loogu hor marinayo deegaanda dawladda Galmudug State

 
 

Cabdalla M.C/lle
CodkaMudug Gaalkacyo
 GalMudug State SOMalia,


 

Keydka CodkaMudug.Com

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)