04:00-04:30

Wariyaha Codkamudug Radio Cabdi Waaxid Macalin isxaaq
Wariyaha Codkamudug Radio cabdalle m.cabdille

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
--------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

HobyoNet.com
WaagaCusub.com          
HobyoRadio.com                              

WarkEEna Maanta

 
       RADIO NEWS
DUGSIYADA HOSE/DHEXE/SARE EE MUDUG IYO NABADDA OO CODSI U DIRAYA JAALIYADDA DIBADDA EE GALMUDUG (DAAWO SAWIRADA)

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

 

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Hal qof ayaa geeriyooday mid kalana waa uu ku dhaawacmay rasaas nin hubaysan uu galabte ku furay ganacsato kusugnaa suuqa hubka ee m/gaalkacyo

 

Falkaan oo dhacay abaarihii 2:30 galabnimo ee manta ayaa waxaa gaystay nin doonayay in uu iibsado qori kaasi oo kusugnaa suuqa lagu kala iibsado hubka ee looyaqaano cirtoogte kuna  yaala bartamaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mududg. 

Sida ay Codkamudug  uxaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah  geerida  qofka dhintay  oo  ahaa  nin ka ganacsan  jiray  hubka  ayaa timid  kadib markii ninka  dilka gaystay uu ka gorgoriyay qori nuuciisu yahay aake47  kaasi oo markii uu iibsaday qorigaasi baraawadii ugu horaysay si kas ah ugu dilay ganacsadahii qoriga ka iibiyay  taasi oo keentay in ganacsatada hubka qaarkood ay qoryo ku soo fiiqaan ninka dilka geystay inkastoo aysan rasaas  ku furin.

Hadana waxa ay taasi sahashay dhaawaca nin kale oo ganacsatada kamida, kadib markii ninka dilka gaystay uu rasaas kale ganacsatda kufuray. 

Falkaan ayaa argagax galiyay  howlahii ganacsi ee ka jiray suuqa hubka. Ninka gaystay dilka iyo dhaawaca 2 qof ayaa halkaasi ka baxsaday mana jiraan cid sii dabagashay.  

Macada ujeedada kadambaysay dilka iyo dhaawaca 2da qof laakiin ganacsadaha geeriyooday ayaa in mudaa ku dhex jiray ka ganacsiga hubka mana jiraan sabab dilkiisa loo aanaynayo.

 

Ahmed Khalif Geedi
madaxa wararka CodkaMudug Radio
Axmedqaliif@hotmail.com
+25290-649135

 

 

 

 

Shabakadda Warbaahinta CodkaMudug Waa Warbaahin Dhex Dhexaad Ka ah Arimaha Siyaasadda Dalka SOMaliya Ee IS diidan

 

 

 

Keydka CodkaMudug.Com

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)