04:00-04:30

Wariyaha Codkamudug Radio Cabdi Waaxid Macalin isxaaq
Wariyaha Codkamudug Radio cabdalle m.cabdille

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
--------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

HobyoNet.com
WaagaCusub.com          
HobyoRadio.com                              

WarkEEna Maanta

 
       RADIO NEWS
DUGSIYADA HOSE/DHEXE/SARE EE MUDUG IYO NABADDA OO CODSI U DIRAYA JAALIYADDA DIBADDA EE GALMUDUG (DAAWO SAWIRADA)

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

 

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

 Towradii waxaan uga tegoon Xabash u taageeray

Kursigu taargid buu ii ahaa taniyo toban jirkeygiye

Kali-talisnimo waa waxaad igu tiqiineene

Talo-wadaag inaad igu daydiin tii aan rabay maaha

Tekniko waxaan Bakaaro u diriyo tuugo la hubeeyey

Inay maantay weli taagan tahay tii aan rabay maaha

Hawiyahaan tumaatida la rabay tiir-adayg noqoye

Sawaariiqdey igu tumahayaan tii aan rabay maaha

Hawiye taliyo towfiiq malaha talo-galkeygiiye

Tusaalahakan Xaad bixinhayaa tii aan rabay maaha

Dir waxaan tamadin jirey Hawiyeey tub isku raaceene

Digiliyo Mirif talaa u go’an oo waa ina takooreene

Xawaadlaha tubaha gooyayoo taagan Garasyaani

Gaaljecelka towfiiqay oon labo na taageerin

Gugundhabe halkuu taagan yahay tii aan rabay maaha

Abgaaloo u tiro badan Hawiye, Qaar i taabacaye

Tafaraaruqa Sheekh Shariif wado, tii aan rabay maaha

Marsadii tolkey degi jirey, ee Talyan nagu beeray

Taladeed mahaynoo tukaa, caanihii qubaye

Kismaanyaa Mareexaan ka talin. tii aan rabay maaha

Haddii aan Tigree keenay iyo, taangi iyo BM

Habargidirna Utaango aanay tegin, tii aan rabay maaha

Habargidir tabcadaan la helay, saan u kala tuuray

Murusade inay toosiyeen, tii aan rabay maaha

Markii Aadan Cayrow tegoon, guul ku taamahayey

Al Shabaab inay soo tarmeen, tii aan rabay maaha

Wadaadada tafaha xaydan ee, taangiga hortaagan

Taageeraday helahayaan, tii aan rabay maaha

Tigree wixii wadaado aan ka gaday, ahlu-towxiida

Inay masaajidii tuban yihiin, tii aan rabay maaha

(2)

Tafaruqi Maxkamadaha haddii, laygu taageeray

In dagaalkii weli taagan yahay, tii aan rabay maaha

Gantaalaha turuuskaa haddii, aan ku talantaalshey

Miinada dariiqyada la tixay, tii aan rabay maaha

Haddaan Geeddi tuuroon is iri, Nuur-caddaa tuxusha

Tab qarsoon inuu igu dibriyey, tii aan rabay maaha

Shantii sano inay iga tagtoon, tiira-dhigid joogo

Cadowgiina soo taagan yahay, tii aan rabay maaha

Wadaantii rag iigaga tegoo, aan nin-tooxsanayey

Toobaaska lagu jeexayaa, tii aan rabay maaha

Todobaatan iyo laba (72) jirkaa, taahayaan ahaye

Hoobiyaha talantaaligaa, tubaha soo oodmay

Tashwiishkey beryahaan igu hayaan, tii aan rabay maaha

Taajkii Majeerteen inaan, toosiyaan rabaye

Towfiiq-darradu waa waxaad, igu tuhmeyseene

Inaan tacab khasaar ahay haddaan, idin tusaaleyne

Taariikh madow baan dhaxliyo, toobad-seegnimo’e

Towreed iyo Injiil iyo Furqaan, toona maan heline

Tabaalaha adduunyada maxaan, tacaddi soo joogay !!!
 

 

Keydka CodkaMudug.Com

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)