04:00-04:30

VOA
Dhegeyso idaacada dambe 4:00PM
left_spacer
Dhegeyso idaacada fiidnimo 7:00PM
left_spacer
Dhegeyso idaacada dambe 8:00PM
left_spacer


Agaasime Ku Xigeenka Idaacadda Codka Mudug Galkacyo Galmudug


Madaxa Barnaamijyada Idacadda Codka Mudug Radio-Galkacyo-Galmudug
C/lle Maxamed C/lle

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
--------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

HobyoNet.com
WaagaCusub.com          
HobyoRadio.com                              

Warka Maanta

 
       RADIO NEWS
Tix gabay ah oo ka hadlaysa Xaaladda Soomaaliaya
DUGSIYADA HOSE/DHEXE/SARE EE MUDUG IYO NABADDA OO CODSI U DIRAYA JAALIYADDA DIBADDA EE GALMUDUG (DAAWO SAWIRADA)

 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Dadkii kasoo barakacay magaalada muqdisho oo laqabsan waayey nolosha Gaalkacyo 08/07/08

 

HORMARKA Galmudug oo si xawliya U  KOBCAYA 08/07/8

 

Masuuliyiin ka tirsan waaxda Dowlada hoose ee Dowlad goboleedka Gal.mudug ayaa ka war bixiyeen howsha Dowlada hoose 06/07/08

 

Hal qof ayaa geeriyooday mid kalana waa uu ku dhaawacmay rasaas nin hubaysan uu galabte ku furay ganacsato kusugnaa suuqa hubka ee m/Gaalkacyo 06/07/08

 

Waxaa aad u so hagaagayey ammanka guud ee magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Dowlad gobaleedka Galmudug 06/07/08  

Qarax Xoogan Oo Caawa Ka Dhacay M/Gaalkacyo Ee Xarunta G/Mudug.05/07/08

Maamulka Gal-Mudug Ayaa Jawaab Kulul Kabixiyaya Warar Been Abuura Oo Dhawaan Lagu Daabacay Internate Ka.05/07/08

Maa'mulka Idaacadda Codka Mudug Ee Magaalada Gaalkacyo Ayaa Jawaab Kulul Kabixiyey War Ku Qornaa Website Dayniile.04/07/08

Qaar Kamid Ah Besha Jareer Wayeyne Ayaa Cabasho Kamuujiyey Tacadiyo Loo Geystay Dhalinyaro Kasoo Jeeda Beeshaasi Gudaha Magaalada Galkacyo04/07/08

Masuuliyiinta Maamulka Puntland Ayaa Sheegay In Tiro Dad Ah Loo Soo Qab Qabtay Howlgalka Ciidamada Boliska Puntland Ay Xiliyada Been Kii Ah  Ka Wadaan Waqooyiga M/Gaalkacyo04/07/08

1LUULIYO Xaflad siweyn loo agaasimay oo lagu maamuu sayey sanad guurada 1da luuliyo ayaa kadhacday xarunta Idaacadda Codka Mudug ee magaalada gaalkacyo 03/07/08(Daawo sawirada)
Kulan balaaran Oo Looga Hadalayay Amaanka Gaalkacyo iyo Hor Umarinta Hawlaha Canshuuraadka Ee dawlad Goboleedka Galmudug Ayaa Lagu Qabatay Xarunta Dawladda Hoose Ee Magaalada Gaalkacyo 03/03/08
Ciyaar kubadda cagta ah oo lagu maamuusayay 1LUUYO oo ka dahcday garoonka Kubadda Cagta ee Magaalada Gaalkacyo03/06/08

Waxaa Caawa Siweyn Magaalada Gaalkacyo Looga Xusay 26 Jun Oo Ah Xilligii Goba Nimada Ay Qaateen Gobalada Waqooyi Ee Soomaaliya 26/06/08

Waxaa Isbadal Weyn Lagu Sameeyay Maamulka Iyo Barnaamijyadii Ka Bixi Jitay Idaacadda Codkamudug Ee Magaalada Gaalkacyo26/06/08

Wararkii Hore

Wiil dhaliyara ah ayaa  koox hubeysan ku dileen xaafadda new Garsoor ee magaalada Gaalkacyo 25/06/08

Wafdi uu hor kacayey kusimaha madax weynaha dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa booqasha kutagay  25/06/08(Daawo Sawirada)

3 Ruux ayaa ku dhaawacantay abaarihii galabtay 5:00 kadib markii uu larogmaday gaari ay    saarnaayeen 25/06/08 

Afayeenka maa mulgobaleedka galmudug Axmad Maxamad (Baasto) oo maantay shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa magaalada gaalakacyo ayaa wax laga xumaaday ku til maamay warqado lagu daadiyey magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug25/06/08

Kulan ay isugu yimaadeen Maamulka Gobolka  Mudug xaruntiisa Dowlada Hoose ayaa waxaa lago'aamiyay 25/06/08(Daawo Sawiro)

Aradayda galmudug Ee Wax Ka Barata Dalka Norweyn Oo Deeq Lacageed Gaarsiiyay Dad Ku Tabaalayasan Magaalada Gaalkacyo iyo Hareeraheeda Ee GalMudug State 22/06/08
(daawo Sawirada)
WAR DEG DEG AH
LIX QOF OO LOOQABTAY QARAXYADII KA DHACAYAY GAALKACYO
21/06/08       
Beelaha Habargidir oo Caasimadda Muqdisho uga dhawaaqay Gudi mideeya

21/06/08

Halqof ayaa ku dhintay qarax kadhacay Xaafadda garsoo ee Magaalada gaalkacyo

21/06/08

 

Wax garadka iyo masuuliyiin ka tirsan maamul goboleedka galmudug ayaa ku guulaystay maalinimadii shalay in ay qaadaan isbaarooyin yiilay wadada isku xirta gobolada mudug iyo galgaduud.18/06/08

Saraakiisha Ciidamada Booliska  Galmudug ayaa ganacsatada ku eedeeyay in ay ka qeyb qaataan ammaan darida ka jirta gobolka Mudug 18/06/08

Maalinta Caruurta Africa oo maanta laga Xusay magaalada gaalkacyo  Xili Dhibatooyin kala duwan ay haystaan Caruurta Soomaaliyeed.17/06/08

Waxyeelo ay geeysteen dabaylo xoogan oo kadilaacay magaalada Gaalkacyo 17/06/08
Kulan manta ay isugu yimaadeen masuuliyiinta sar sare ee maamul gobaleedka Galmudug ayaa ka dhacay xarunrat maxkamadda gobalka ee magaalada Gaalkacyo 16/06/08
Dadaalo ay Wadaan Culima Udiin Laguna Heshiisiinayo Beelo Walaalo ah Oo Colaado Hore Dhex Mareen Ayaa Ka Socda Deegaano Badan Oo Ka Tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud 16/06/08 (Daawo Sawirada)

Wiil dhalin yaro ah oo  Kooxo Hubeysan ku Dileen Xaafadda New Baqdaad Ee Magaalada Galkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.16/06/08

Ururka dhalinyarada isbortiga ee maamul gobaleedka gal mudug ayaa maantay soo dhaweeyay bandooowga xiliga habeenkii lagu soo rogay xaafadaha magaalada gaalkacyo 15/06/08
Dadaalo ay Wadaan Culima Udiin Laguna Heshiisiinayo Beelo Walaalo ah Oo Colaado Hore Dhex Mareen Ayaa Ka Socda Deegaano Badan Oo Ka Tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud 14/06/08

War deg Deg ah Bandoow lagu soo rogay magaalada gaalkacyo.

12/06/08 

LiibaanXaflad Lagu Furayay Suuqa MIDNIMO Ee Galmudug Oo Lagu Qabatay Dhismaha Suuqaas Magaalada Gaalkacyo Ee Galmudug State 11/06/08 (Daawo Sawirada)
 

Wareegto Ka Soo Baxday Xaafiiska Kusimaha Madaxweynaha Galmudug Oo Lagu Magacaabay Xubno Cusub Oo Ka Mid Noqon Doona hay'adaha Dawliga Ee Galmudug Satate 09/06/08

 

jaaliyadda Holand oo daawatay Film lagasoo duubay degaanadda GalMudug 09/06/08
Idaacadda codka mudug oo muddo ka badan 24 saacadood koronto la,aan ay u xayiran yihiin shaqoyinkeedii iyo masuuliyiin arrintaasi darteed xarunta idaacadda u u soo booqatay.07/06/08
Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Galmudug State
05/06/08
Qarax Shalay ka dhacay Iskuulka H/Dhexe Umadda Ee X/Garsoor M/Galkacyo.04/05/08
2Qof ayaa geeriyootay 5kalana waa ay ku dha wacantay qaraxo 48dii saac ee ina dhaaftay ka dhacay shineema kutaala xaafadda garsoor ee magaalada gaalkacyo03/05/08
Maamulka Iyo Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Idaacadda Codka Mudug Oo La Guddoonsiiyay Abaal Marino Iyo Shahaadooyin Howl Gudasho Ah.01/06/08
shacabkii ka barakacay m/Muqdisho oo la liicaya nolol xumo 01/06/08 
SOCDAALKII WISIL,CEEL GUULA  IYO WARBIXINNO LA XARIIRA 31/05/08 (DAAWO SAWIRADA)
Jaaliyadda Galmudug ee Minesota oo Bilaabay in ay Deeqo Usoo Diraan Dadkii Abaaraha ku xoola beelay Deegaanada Galmudug State 30/05/08 (Daawo Sawirada)
Ururka SOSDA iyo Hay’adda   Oxfam Nofib Oo   Wacyi Galin Balaaran Oo Cudurka HIV/ADS Ka Wada Deeganada Dawlad Goboleedka Galmudug State 30/05/08 (Daawo sawirada)
Xaaladda degmada Dharkeenley oo dagaalo culus ay ka dhaceen Shalay ayaa Manta xasiloon.29/05/08

QM ayaa ku dhawaaqday in ay dib u bilaabanayaan wada hadalada nabada ee u dhexeeyay DFKM iyo Isbahaysiga dib u xoreynta Somaliya.29/05/08

Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Aways Cali Siciid oo Sheegay In Ay Maamulka Puntland Raali galin ka sugayaan.29/05/08

Ururka Haweenka TAWKAL Ee Dalka Norweyn Oo Deeq Lacageed Gaarsiiyay Dad Ku Dhibaataysan Magaalada Gaalkacyo Ee GalMudug State 27/05/08 (daawo sawirada)
Ciidamada Ugaandha Ee Ku Sugan Caasimadda Muqadisho Oo U Dhaqman Qaab Aan Horey Looga  Baran.26/05/08
Khilaaf Adag Oo La Sheegay In Uu Ka Dhax Taagan Yahay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.Ku Xigeennadiisa Iyo Kuwa Degmooyinka Gobolkaasiba 26/05/08
Feared Somali police chief packed peas for Tesco Akhri dhacdadaan
KOOX DABLAY AH OO DIL IYO DHAAWAC GALABTA KA GAYSATAY XARUNTA DEGMADA HOBYO EE GOBOLKA HOBYO 24/05/08
mid ka mid ka ah waxgaradka Magaalada Gaalkacy yaa walwal ka muujiyey in shirka Jabuuti ay ka soo bixi karaan Go'aano wax tar leh 24/05/08
GUDDOOMIYAHA GOBOLKA XIRIIR OO UGU BAAQAY DHALLINYARADA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN KUWA PUNTLAND IYO GAL MUDUG IN AY NABADDA KA SHAQEEYAAN KANA FOGAADAAN FIDNO ABUUR OO DHAN. 23/05/08
 WASAARADDA CAAFIMAADKA GALMUDUG OO SHAACA KA QAADAY IN AY FURAYSO 8 XARUMOOD AYNA KA HOWL GALINAYSO 32 SHAQAALE AH OO MUSHAARKOODIINA DIYAAR YAHAY . 23/05/08

GO.AANNADII SHIRWEYNIHII 3AAD BANDIIRADLEEY OO HOWLO FARSAMO OO DHEERAAD AH  WALI KA DHIMAN YIHIIN 23/05/08

SHIRKAD LOOGU MAGAC DARAY HORUMARINTA HOBYO OO MAANTA QORSHAHEEDA WAX QABAD LOOGAGA DHAWAAQAY MAGAALADA GAALKACYO.
(Daawo Sawirada)
SHIRWEYNIHII 3AAD EE BANDIIRADLEEY OO LA SOO GUNAANADAY GO,AANNA LAGU GAARAY 
QAYBAHA BULSHJADA GAL MUDUG OO GEERI MURUGO AADA  ULEH AY LA SOO GUDBOONAATAY

2aba ruux ayaa Geeryootay Mid kalana dhaawac ayaa soo Gaaray kadib markii Barqanimadii Saakay israsaasayn ay ku  dhex Martay rag hubaysan Bartamah Magaalada Gaalkacyo

Beesha reer Qalaf ee Cumar Maxa,ud oo ku dhawaaqday ineey ka baxeen Maamulka Puntland kuna biireen Maamulka Galmudug State

Magaalada Galkacyo Oo Manta Si Weyn Looga Xusay Sannad Guurada 65aad Ee Ka Soo Wareegatay  Aasaaskii Ururkii Syl  Sannadkii 1943dii.15/05/08
Golaha  Isbaheysiga Dib U Xoreynta Soomaaliya Oo Soo Saaray  Warsaxaafadeed Dheer Oo Ay Ku Cadeeynayaan Moowqifkooda Siyaasadeed Ee Ku Adan Wadahadalada Jabuuti14/05/08

Keydka CodkaMudug.Com

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)