Codka Mudug
Banner
Wafdi katirsan D.F somaaliya oo soo gaaray gaalakcyo PDF Print E-mail
Written by codkamudugradio   
Sunday, 24 January 2010 18:37

 

 

Wafdigaan oo uu horkacayo wasiirka amniga ee df somaaliya Maxamed Cabdiraxmaan sambululshe ayaa xalay waxa ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha ee m.gaalakcyo

wafdiga waxaa qeyb ka ah 2 xildhibaan oo katirsan baarlamanka soomaaliya inkastoo sacdaalkaani uu ahaa mid qarsoon ayaa hadana wararku waxa ay sheegayaan in wafdigu uuwili kusugan yahay m/gaalakcyo

macada ujeedada rasmiga ah ee kadambeysa socdaalka wafdiga uu horkacayo wasiirka amniga ee df somaaliya laakiin wararku waxa ay shegayaan in ujeedada socdaalkoodu uuyahay mid ay gaalkacyo uga siigudbayaan magaalada baladweyne oo wili ay kajirto xiisad dagaal

imaashaha wafdigaani  waxa uu kusoo aadayaa xili malin kahor ciidamada ahlusuna ay gobolka galguduud kuxireen xildhibaano katirsan baarlamanka soomaaliya iyo 22 kamid ah ilaaladooda

inkastoo xildhibaanada laxiray dib loo sii daayay