| Nin hubaysan oo goordhow dil iyo dhawac ka geystay m/gaalakcyo |
|
|
|
| Written by codkamudugradio |
| Monday, 25 January 2010 18:51 |
|
falkaan oo ka dhacay xaafada garsoor ee m/gaalakcyo ayaa dadgoobjoogayaal ah waxa ay sheegeen in uu kugeeriyoodey 1qof midkalana uu kudhaawacmay kadib markii nin hubaysan uu rasaas kufuray 2qof oo ahaa wiilal dhalainyaraa isla markaana isla socday
ninka falka geestay ayaa lasheegay in uu ka cararay goobta uu falak kageystay waxaana dadka deegaanku ay goobta ka qaadeen meydka iyo dhaawaca 2 qof mana cada ujeedada kadambaysay weerarkaan ninka hubaysan uu kuwaxyeeleeyay labada qof oo sida lasheegay ahaa dhalinyaro kamid ah dadka xaafada garsoor
|








