| israsaaseyn ay dadku dhinteen oo cawa ka dhacdey dagmada xarardheere ee goboblka mudug |
|
|
|
| Written by codkamudugradio |
| Friday, 29 January 2010 18:18 |
|
sida ay codka mudug usheegtay haweenay ka mid ah adka deegaanka isrssynta ayaa waxa ay dhexmrtay 2koox oo dhlinyara
int la ogyahay 1qof ayaa kudhintay 2 kalana waa ay ku dhaawacmeen kuwaasi oo lasheegay inay haleeshay rasaastii la is weydaarsanayay macada sababta kadmbaysta israsaaseyntaasi cawa dhex martay kooxahaas dhalinyaradaa ee kusugan degmada xarardheere wixii kusoo kordha warkaasi kala soco codkamudug.com
Axmed Qaliif Geedi
|
| Last Updated on Saturday, 30 January 2010 00:55 |








