Thursday, 27. December 2007

 
Codkamudug:  3 askari oo ku geeriyootay Qaraxyo iyo iska horimaad ka dhacay galabta xaafada suuqa xoolaha.                      Codkamudug:   Safiirka Cusub ee DF u qaabilsan Somaliya oo maanta lagu dhaariyay Villa Somaliya,taageerana u ballan qaaday jaaliyada Somalida dalkasi.             Codkamudug:    Baarlamaanka Somalia ayaa u yeeray taliska booliska, kan nabad sugidda iyo maamulka gobolka Banadir in ay yimaadaan xarunta BKMG ah si loo weydiiyo howlaha ay ka wadaan.     Codkamudug:   Xiliyada Danbe habeenkii Magaalada Muqdisho Dilalka loo geesanaya ilmaha yar yar Ee Caba Koolada iyo muqaadaraadka oo ku soo badanaayo.     
 
BBCSomali.com

 

GALMUDIG STATE
The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
---------------
 

 

HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Aayaha.com
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city
  

SOMALI LINKS


 

 

 

 

CODSI BINU AADAMINIMO OO LOO CODSNAYO WIIL SOOMAALIYEED OO DHINACYO KALA DUWAN KA DHIBAATAYSAN.



CODKA MUDUG.RADIYO 28/12/2007 ABSHIR MAXAMED NUUR WAA WIIL SOOMAALIYEED OO 13 SANO JIR AGOON AH RAJAYNA AH QAARKA DAMBANA KA BAREELISKA AH .

Howlwadeennada CODKA MUDUG ,RAADIYO OO booqdeen Cisbitaalka Koofurta Magaalada Gaalkacyo qaybta ay gacanta ku hayaan Howlwadeennada MSF ayay ku arkeen Abshir Maxamed Nuur oo ay ka muuqdeen dhibaatooyinkaasi aan soo xusnay ,ayay dhinaca kale Howlwadeennada MSF waxaa ay caddeeyeen in waqtigaan aysan waxba ka qaban Karin dhibaatooyinka Wiilkaasi haya ,iyagoo mar aan wax ka waydiinnay arrintiisa ay ku talo bixiyeen in ay habboon tahay in wiilkaasi dibadda wax ugu qabashadiisa dhinaca daawooyinka iyo dhaqaatiirta ah loo qaado si loogu helo daawooyin , dhaqaatiir tayo sare leh iyo xarumo caafimaad oo ku habboonba,

Dhinaca kale Axmed Faarax Nuur oo ay 2 wada dhalatay kala dhaleen Abshir Maxamed Nuur isaguna gacanta ku haya ayaa sheegay in uusan heli Karin dhaqaale uu dhibaatadiisa wax uga qabto xataa mid uu ku quudiyo ayaa ka codsaday inta uu qoraalkani soo gaaro ay gargaar Muslimnimo iyo mid binu aadaminimo wax ugu qabtaan Abshir Maxamed Nuur .

Wixii faahfaahin dheeri ah fadlan kala soo xariir Axmed Faarax Nuur tel

Sawir muuqaaleedka Abshir Maxamed Nuur oo daryeel ahaan u yaallada Cisbitaalka Koofurta Gaalkacyo qaybta ay gacanta gaarka ah ku hayso MSF.balse arrimihiisa Bareelayska ah wax laga qaban la yahay ilaa iyo hadda

 

codkamudugradio

codkamudug@gmail.com

 

 

 
 
       RADIO NEWS
aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)